Al-Shabaab! Xog sir ah oo laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa muujineysa in khilaaf culus uu ka dhex qarxay hoggaanka sare ee kooxda Al-Shabaab, kadib muran ka dhashay lacag lagu qiyaasay $10 million oo la sheegay inay ka timid dalal Carbeed. Lacagtan ayaa la sheegay in loogu talagalay taageero iyo dib-u-dhiska awoodda kooxda, xilli […]
