Ismaaciil Cumar Geelle oo mar 6-aad hoggaanka Jabuuti dib ugu soo laabtay

Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha dalka Jabuuti, kadib markii doorashada madaxtinimada ee dalkaasi ay shalay Jimcihii ka dhacday, taasi oo uu ku helay 97.8% codadkii la dhiibtay sida lagu shaaciyay natiijooyinka rasmiga ah.   Geelle ayaa hoggaanka Jabuuti qabanaya Markii lixaad, isagoo ka adkaaday musharraxa kaliya ee la tartamayay, Maxamed Faarax […]

Verified by MonsterInsights