Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Jimce ah si weyn ugu dareeray goobaha codbixinta, si ay u doortaan madaxweynaha hoggaamin doona dalka shanta sano ee soo socota. Doorashadan madaxtinimo ee sanadka 2026-ka ayaa waxaa ku loolamaya laba musharax oo kala ah Madaxweynaha xilka haya Ismaaciil Cumar Geelle oo u tartamaya xisbiga UMB (Isbahaysi ay […]
Doon la sheegay in ay la socdeen dad gaaraya 300 oo ruux oo Tahriibayaal ah ayaa ku rogmatay xeebaha Jamhuuriyadda Jabuuti, ugu yaraan 9 qof ayaa dhimatay halka la waayay tobanneeyo kale sida ay ku warrameen mas’uuliyiin katirsan Dalkaas. Waxaa socda howlgalka lagu raadinayo Dadka la waayay iyada oo ay iska kaashanayaan Ciidamada ilaalada […]
