Madaxweyne Laftagareen oo Boqolaal Shacab ah kula Tukaday Salaadda Ciidul Fidriga Madaxtooyada Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa boqolaal shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda kula tukaday salaadda Ciidul Fidriga Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.   Madaxweynaha ayaa shacabka kala qeyb galay farxadda munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga, isagoo u diray hambalyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Koonfur Galbeed. Wuxuu tilmaamay in […]

Laftagareen oo kulan deg-deg ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.   Laftagareen oo kulan deg-deg ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed   Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta kulan deg-deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed, […]

Madaxweyne Laftagareen Oo Si Kulul Uga Hadlay Faragelinta Dowladda Federaalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa si kulul uga hadlay waxa uu ku tilmaamay faragelin toos ah oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku hayso maamulka uu hoggaamiyo.   Laftagareen ayaa sheegay in tallaabooyinka ay qaadayso Dowladda Federaalka ay wiiqayaan madax-bannaanida iyo awoodda dastuuriga ah ee Dowlad Goboleedyada, gaar ahaan Koonfur Galbeed. […]

Verified by MonsterInsights