Warbaahinta Iiraan ayaa werisay in saraakiil sare oo Iiraaniyiin ah iyo Mareykan ah ay wadahadallo ka bilaabeen Pakistan Sabtidii, si loo soo afjaro dagaalkii Bariga Dhexe kaas oo gobolka geliyay rabshado isla markaana argagax geliyay dhaqaalaha adduunka. Sida laga soo xigtay warbaahinta Iiraan, wafdiga Iiraan ayaa go’aansaday inay wadahadallo la bilaabaan dhiggooda Mareykanka ka […]
