Waxaa saaka xeebaha magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka ee lagu magacaabo Çağrı Bey, kaas oo safar dheer kaga yimid dalka Turkiga. Markabkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu dardargelinayo sahminta iyo soo saarista shidaalka Soomaaliya, iyadoo ay jiri doonto munaasabad ballaaran oo lagu soo dhoweynayo. Madaxda sare ee dalka oo uu […]
