Muranka Kursiga Wasiir Jaamac oo Kacsaday: Xildhibaano BFS oo Dhaliil Culus Jeediyay”

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ka kala socda labada aqal isla markaana isku magacaabay “Baarlamaanka Xorta ah”, ayaa si kulul uga hadlay kursiga HOP #204 ee dhowaan loo doortay Wasiirka Amniga Gudaha, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Wasiir Jaamac).   War-saxaafadeed ay soo saareen, ayay ku sheegeen in habka loo maray doorashada kursigaasi uu yahay […]

Verified by MonsterInsights