Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Xiritaanka Tartanka Orodka si Sharaf Leh uga Qeyb Galay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay xiritaanka tartanka orodka Toddobaadka Ciyaaraha Nabadda iyo Horumarka Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha oo la orday qeyb ka mid ah Masaafada 3 Kiiloomitir, dhallinyaro gaaraysa 300 oo orodyahan ayaa sannadkan loogu magac daray Karaaciin iyo Saamiya ee Toddobaadka Nabadda iyo Horumarka Isboortiga.   […]

Verified by MonsterInsights