Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeyssy ka hadlay wararka la xiriira hanjabaadaha ay soo jeediyeen kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallama dalka Yemen, iyagoo meesha ka saaray cabsi laga qabo khatar amni oo ka iman karta dhinacaas. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi, oo wareysi siiyay wargeyska The Times, ayaa sheegay in aanay jirin wax walaac […]
