Weerarada lagu qaaday Sacuudi Carabiya ayaa sababay hoos u dhac guud oo ku yimid awoodda wax soo saarka Boqortooyada ilaa qiyaastii 600,000 oo fuusto maalintii, sida ay sheegtay ilo ka tirsan Wasaaradda Tamarta Sacuudiga Khamiistii. Weerarradan waxay sababeen dhimashada hal muwaadin oo Sacuudiyaan ah oo ka tirsan shaqaalaha amniga warshadaha ee shirkadda tamarta Sacuudiga, […]
