FB IMG 1635681368671 696x372 1 - Wardeeq news
Taliye Xijaar Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Hoggaanka Gaadiidka Boliiska si loo dardargaliyo howlaha u yaalla Ciidanka Boliiska.

Taliyaha ayaa sidoo kale kormeer midkaan la mid ah ku tagay dugsiga tababarka Boliiska ee General kaahiye halkaas oo lagu qabanayo doorashada xildhibaanada gobollada Woqooyi isagoo u kuur galaya qaabka sarreya ee loo sugayo amniga goobta.

Kormeerka taliyaha ayaa qeyb ka ah dardar galinta howlaha amniga doorashooyinka ee Boolisku u xilsaaran yahay

Verified by MonsterInsights