Tirada Ganacsatada Muqdisho ee la dilay oo gaartay 37 QOF.

0
8

Xarunta Afrika ee Daraasaadka Rabshadaha iyo Kooxaha Hubeysan (ACLED) ayaa waxaa looga hadlay beegsiga ay Al-Shabaab ku hayaan ganacsatada Muqdisho, kadib xirashadii kaamirooyinka. Xarunta ayaa diiwaan-gelisay ugu yaraan illaa ten days oo lagu beegsaday ganacsato, kuwaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac intaba. Warbixinta ACLED ayaa waxaa lagu sheegay in laga soo bilaabo

Oktoobar illaa dabayaaqadii Noofembar ay dhaceen ugu yaraan 23 weerar oo guud ahaan, kuwaas ayaa lagu qaaday dad Rayid ah, taasoo keentay 37 dhimasho ah. Ku dhawaad 40% dhacdooyinkan ayaa lala xiriiriyay rakibaadda CCTV-ga oo ay dowlada Soomaaliya ku amartay in ganacsatadu ay ku xiraan mehradahooda. Sidoo kale weerarada ayaa curyaamiyay xaafado muhiim ah, iyadoo goobaha ganacsiga degmooyinka qaarkood laxiray, taxi laga qabo in loo

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here