Turkiga ayaa UAE la saxeexday heshiis isdhaafsi oo dhan $5bn, taasoo kor u qaadaysa kaydka shisheeye

0
200

Bloomberg) –Turkiga waxa uu Imaaraadka Carabta la saxeexday heshiis lacag dhan 4.9 bilyan oo dollar ah, taas oo kor u qaadaysa kaydka sarrifka lacagaha qalaad ee sii yaraanaya ee uu baabi’iyay qaska dhaqaale ee dalka. Heshiiska saddexda sano ah ayaa ka tarjumaya kor u kaca xiriirka soo bilowday sanadkii hore ka dib toban sano oo xiriir ah oo baraf ah kaasoo ka dilaacay bariga dhexe. Turkiga ayaa horey heshiisyo isdhaafsi ah ula saxiixday Qatar, Kuuriyada Koonfureed iyo Shiinaha si ay u kobciyaan kaydkooda, taas oo hoos u dhigtay in ka badan 10% bishii Diseembar iyadoo bangiga dhexe uu soo farageliyay suuqa sarrifka lacagaha si uu u joojiyo hoos u dhaca lira.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here