wafdi culus u dirtay dalka Itoobiya doweladda Soomaaliya

0
3

Dowladda federaalka Soomaaliya  ayaa Wafdi ka socda  ayaa maanta magaalada Addis Ababa u tegaya sii amba-qaadista heshiiskii magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Wafdigan oo ay qayb ka yihiin wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad iyo agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), waxayna wada-hadallo gaar ah la yeelan doonaan dowladda Itoobiya.

FB IMG 1734961283153 - Wardeeq news https://wardeeqnews.com/wafdi-culus-u-dirtay-dalka-itoobiya-doweladda-soomaaliya/ Wardeeq news wafdi culus u dirtay dalka Itoobiya doweladda Soomaaliya

 

 

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here