2021 11 29T190633Z 1769275019 RC2I4R9MGTHA RTRMADP 3 IRAN NUCLEAR TALKS 1 - Wardeeq news

Mareykanka ayaa dib u bilaabi doona wadahadalada aan tooska ahayn ee Nukliyeerka Iran ee Vienna, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa xaqiijisay, iyadoo sheegtay in maamulka Biden uu siinayo diblomaasiyadda “fursad kale” ka dib markii wax yar oo horumar ah laga sameeyay wadahadalladii usbuucii hore. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ned Price ayaa Arbacadii u sheegay suxufiyiinta in ergeyga gaarka ah ee maamulka Biden u qaabilsan Iran, Robert Maley, iyo wafdigiisa “ay qorsheynayaan inay ku biiraan wadahadallada dhammaadka usbuuca”.

Verified by MonsterInsights