War-Deg,Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Goordhweyd Lagu Dilay Muqdisho

0
170

Warar kaala duwan ayaa kasoo baxay Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda oo goordheyd lagu dilay qaybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in dilku uu ka dhacay agagaarka Hoteelka Shaam, waxaana loo gaystay dilka Laba askari oo ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah, oo ka agdhawaa halka falku ka dhacay.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here