Booliska, Soomaaliya: ayaa xiray askari ka tirsan ciidamada dowladda,
askari: ka tirsan ciidamada dowladda, ka dib markii lagu eedeeyay inuu ku kacay fal xadgudub weyn ah magaalada Muqdisho. Booliska ayaa sheegay in baaritaan lagu sameynayo askarigaasi, islamarkaana la horgeyn…