Maxaa: Ka Dhacay Maanta oo Kale Goojacadde?
Maanta oo kale, sanadkii 2022, waxaa weerar xooggan lagu qaaday saldhigii Goojacade, kaasoo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Somaliland. Weerarkan waxaa lagu eedeeyay in ay fuliyeen ciidamada maamulka Puntland…