Magalada Boosaaso oo Maalintii Labaad Xiran Gobaha Ganacsiyada
Waxaa maalintii labaad xiran inta badan xarumaha ganacsiga Boosaaso, iyada oo ganacsatada ay ka cabanayaan lacago xad dhaaf ah oo lagu soo rogay. Ganacsatada ayaa ka cabanaya canshuur kordhin ay…