Khilaaf: xooggan oo ka dhex qarxay ganacsatada iyo wasiirka maaliyadda
Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay kulan dhex maray guddi xul ah oo ka socday ganacsatada magaalada Muqdisho iyo sidoo kale wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Kulankaas waxaa looga hadlay cabashooyin ay…