Wasiirka Tamarta Turkiga oo qaadaya tallaabaddii u horreysay ee shidaal qodista Soomaaliya
Turkiga ayaa qaadeysa tallaabaddii ugu horreysay kadib heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya, ayada oo Soomaaliya usoo direysa markabkeefa sahminta. Turkish Petroleum oo ah shirkad ay dowladda Turkiga leedahay ayaa lagu wadaa…