Macalimiinta- dugsiyada dowladda oo ka cabanaya shaqo joojin lagu sameeyay magaalada Muqdisho.
Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada dowliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay bannaanka hore ee wasaaradda waxbarashada ee magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanayey joojinta qandaraasyadii ay la galeen…