Somaliland Oo Xukun Ku Riday Askari Dil Geystay
Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Milateriga Somailand oo lagu eedeeyay inuu horey si bareer ah dil ugu geystay qof shacab ah. Askariga ayaa…
Wardeeq News Media Corporation
Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Milateriga Somailand oo lagu eedeeyay inuu horey si bareer ah dil ugu geystay qof shacab ah. Askariga ayaa…
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay uu ka dhacay shil gaari oo geystay khasaaro kala duwan. Goobjoogayaal ayaa ku warramay in shilkaas…
Markab konteenar oo laga leeyahay dalka Iiraan ayaa waxyeello ka soo gaadhay weerar ka dhacay badda Mediterranean-ka, oo ah markabka ay dawladdu maamusho Shirkadda ayaa sheegtay Jimcihii, iyada oo intaa…
Adduunyada sii kordheysa ee isku xiran iyo kor u kaca shirkadaha waaweyn ee warbaahinta bulshada iyo falanqaynta “xog weyn”, asturnaanta dijitaalka ah iyo amniga xogta weligood ma ahan mid muhiim…
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweyneyaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee,…
Turkiga iyo Masar ayaa yeeshay xiriirkoodii ugu horreeyay ee diblomaasiyadeed tan iyo markii ay xiriirka u jareen sanadkii 2013, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu. “Waxaan xiriir…
Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaalada Muqdisho laga soo dajiyay Meydka Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda…
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wardeeq News ayaa sheegaya in shirka la qorsheynayo inuu ka dhaco teendhada Afisyooni ee madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada uu wajahayo caqabad…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 107 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo…
Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka muqdisho, iyadoo la arkayo Ciidamo farabadan oo waddooyinka lagu soo daadiyay, waxaana gaadiidka dad weynaha laga celinayaa inta badan is-goysyada Caasimadda. Waxaa la arkayaa…
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dowladiisa ay dardar-galin doonto dagaalka ka dhanka ah feyriska Corona. Mr Biden ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu heli doono tallaal ku…
Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 11-ka Maarso, ergeda Soomaaliya uga qayb galeysay Maxkamadda Caddaaladda Aduunku…
Magaalada Muqdisho waxaa toddobaadkan soo gaaray cutub ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee loo yaqaano Gorgor, waana cutubka 15-aad oo tababar kusoo qaatay wadanka Turkiga. Warar aan helnay ayaa…
Ergay khaas ah oo ka socday Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dhambaal Xasaasi ah gaarsiiyey Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Maxamed C/llaahi Farmaajo waxa…
Ugu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay Myanmar ka dib markii ciidamada amniga ay rasaas ku fureen dibadbaxayaasha ka soo horjeedka afgambiga, sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo warbaahinta maxalliga ah,…