Khan, Yunus oo laga qaxayo
Milatariga Isra’il ayaa xalay ku amray dadka Falastiiniyiinta ah ee ku nool degmada Khan Yunis ee bartamaha Marinka Gaza, in ay isaga baxaan, tallaabadaasi oo u muuqata mid direysa in…
Wardeeq News Media Corporation
Milatariga Isra’il ayaa xalay ku amray dadka Falastiiniyiinta ah ee ku nool degmada Khan Yunis ee bartamaha Marinka Gaza, in ay isaga baxaan, tallaabadaasi oo u muuqata mid direysa in…
Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday wareega koowaad ee doorashada baarlamaaniga dalka Faransiiska ee dhacday Axaddii shalay ayaa muujineysa, in uu ku guuleystay xisbiga midigta fog ee RN ee ay…
Millatariga Kuuriyada Koofureed ayaa ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah ay xeebteeda bari ka ridday gantaal nuuca riddada dhexe ah. Tallaabadan ayaa imaaneysa maalin…
Khubarro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi shalay ku eedeeyay dhinacyada ku lugta leh colaadda sokeeye ee Sudan, in ay gaajada u adeegsanayaan sida hubka lagu dagaallamo. Warkan ayaa yimid…
Aas-aasaha website-ka WikiLeaks Julian Assange ayaa Arbacadi shalay gaaray dalka uu kasoo jeedo ee Australia isaga oo xor ah, kaddib marki lagu sii daayay heshiis uu la galay dacwad-oogayaasha Mareykanka,…
Xizbullah ayaa ku hanjabtay in meel ka mid ah Israel aysan ka badbaadi doonin dagaal, kadib markii Israel ay sheegtay in ay ansixisay qorshe duullaan loogu qaadayo Lubnaan, taasi oo…
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa kala diray Golihii Wasiirada ee dagaalka ee saameynta badnaa, kaasi oo u xil saarnaa inuu hago dagaalka Gaza, sida ay sheegeen saraakiisha Israel. Talaabadan…
Sideed ka mid ah ciidamada Israil ayaa Sabtidi shalay lagu dilay koofurta Marinka Gaza, sidaasi waxaa xaqiijiyay millatariga Isra’il, xilli ay ciidanka Isra’il wali ku sii siqayaan gudaha iyo hareeraha…
Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Sweden ayaa dhexda u galay diyaarad militari oo laga leeyahay dalka Ruushka kadib markii ay muddo kooban kusoo xad gudubtay hawada dalka Sweden Jimcihii…
Israa’iil ayaa boqolaal maxaabiis falastiiniyiin ah ka soo wareejisay xabsiga hadh-ka-baxsan ee Sde Teiman oo ku yaalla saxaraha Negev ee Israa’iil, qareenka dawladda ayaa u sheegay maxkamadda sare ee Israa’iil…
Maamulka Biden wuxuu si dhakhso leh ugu casuumay inuu meel mariyo marin u helka magangalyo-doonka muhaajiriinta sharci darrada ah, oo ah isku day weyn oo uu sameeyay inuu ka hadlo…
Hay’adda uu qaabilsan amniga gudaha ee Sweden ayaa ku eedaysay Iran inay isticmaashay budhcad ku sugan gudaha Sweden, si ay u bartilmaameedsadaan danaha Israa’iil iyo Yuhuudda. Daniel Stenling oo ah…
Dagaalka ay Israa’iil ku qaadday Qaza tan iyo weerarkii 7-dii October ayaa dib usoo nooleeyay dadaalka caalamiga ah ee lagu doonayo in Falastiiniyiinta la siiyo dowlad ay iyagu leeyihiin. Norway,…
Ciidamada Israa’iil ayaa weli sii wada duqeymaha ay ka geysanayaan magaalada Rafah, iyagoo beegsanaya goobaha ay ku sugan yihiin Tal As-Sultan, Sacuudiga, Tal Za’roub iyo Al-Hashashin oo ka tirsan magaaladaas,…
Diyaarad Helicopter ah oo ay la socdeen kolonyo uu ka mid yahay Madaxweynaha Iran ayaa shil gashay, sida ay ku warramayso warbaahinta dowladda Iran. Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda Helicobter-ka…