FsfR1eiWYAYsKwh - Wardeeq news

magaalada Ceerigaabo oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka socdeen shaqaaqooyin u dhexeeya

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ee Somaliland Axmed Cabdi Muuse oo u warramay warbaahinta wardeeqnews ayaa xaqiijiyay in dagaalladii ka dhacay halkaasi ay ku dhinteen father gaaraya illaa 7 qof, balse dadaallo ay sameeyeen ay ku guuleysteen inay la dajiyo xaaladda degmada.

Axmed Cabdi Muuse ayaa sidoo kale sheegay in shaqaaqada ay sababtay beelo dagaallamay, whilst Isla Markaana aysan cid kusoo duushay magaalada Ceerigaabo,

sida uu hadalka u dhigay. “Waxaan ognahay inay reero shaqaaqo dhex-martay cid kale oo Ceerigaabo kusoo duushay mama ogin reeraha ay shaqaaqadu dhex-maray meel fiican ayaa wada-hadalkooda uu marayaa manta iyo jawiga nabadda Ceerigaabo waa idinkaa arka”

Verified by MonsterInsights