22kibaki videoSixteenByNine3000 scaled - Wardeeq news

Madaxda geeska Africa ayaa u baroordiiqaya geeridii ku timid madaxweynihii hore ee dalka Kenya Mwai Kibaki, oo shalay geeriyooday, waxaana madaxdu ay xuseen doorkii iyo kaalintii uu ku lahaa xasilloonida gobbolka.

Arrimaha sida gaarka ah loogu xasuusan dono waxaa kamid ahaa shirkii Eldoret ee dib u dhiska dowladdmnimada Soomaaliya kaasoo uu Mwai Kibaki door muhiim ah ku lahaa.

Verified by MonsterInsights