01000000 0aff 0242 3782 08dca25d01a2 w650 r1 s - Wardeeq news

Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi karo. Deegaankaasi xeebta ku yaalla ayaa dadka ku nool waxaa dhibaato ku hayay biyo nadiif ah oo la cabi karo la’aantood.

Maareeyaha Guud ee Wakaaldda Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqadir Maxamed ayaa wardeeq news u sheegay in tallaabadani ay noqoneyso tii ugu horeysay ee biyaha badda lagu macaaneeyo.

Verified by MonsterInsights