Wasaaradda Ganacisga iyo Warshadaha Dowlada KGS ayaa shir muhiim ah xarunta Wasaaradda Kula yeelatey Madax Sare oo ka socota Mashruuca Dhiira galinta Hal abuurka Ganacsiga
Shirka waxa si rasmi ah u daah furay Wasiirka wasaarada Ganacisga Mudane Abdullahi Abdi Mohamed soo dhaweyn ka dib wasiirka ayaa warbixin kooban ka siiyey heerka Fulinta mashruuca iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada shaqaynta dhinacyada qeybta ka ah Mashruuca.