Wasiir Fiqi, kulan la yeeshay safiirka Malaysia ee Soomaaliya + Sawirro.

0
6

Wasiirka arrimaha dibidda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Malaysia ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya Ruzaimi Bin Mohamad intii lagu jiray bandhigga Qorshaha

Isbeddelka Qaranka. Kulankan ayaa ku saabsanaa xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Malaysia, iyadoo diiradda lagu saaray danaha guud sida ganacsiga, waxbarashada, iyo horumarinta labada da. Labada Masuul ayaa isla gartay in la sii xoojiyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee kor u qaadaya koboca iyo faa’iidooyinka labada Wadan. Halkan hoose ka

daawo, Sawirrada:

IMG 20241113 WA0010 - Wardeeq news IMG 20241113 WA0011 - Wardeeq news IMG 20241113 WA0012 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here