Cuntada dhaqsi loogu cayilo - Wardeeq news

Khubarada takhasuskoodu yahay cuntooyinka waxay sheegayaan noocyada kala duwan ee cuntooyinka oo aan isticmaalno iney isugu jiraan kuwa waxtar aad u weyn noo leh iyo kuwa waxyeello dhanka caafimaadka noo keeni kara.

Waxaana inta badan sameynta caafimaad ee cuntooyinkaasi u geystaan jirkeenna ay ku xiran tahay habka aan u bisleyno, xaddiga aan cuntadaasi ka qaadanno, xilliga aan isticmaalno iyo waxyaabaha kale ee cuntooyinkaasi marka la sameynayo lagu daro.

Waxaana marag ma doonta ah sida ay khubaradu sheegayaan iney jiraan cuntooyin badan oo khatar caafimaad oo aad u weyn aan ka dhaxli karo oo dadkuna iyaga oo aan ogeen ay si joogta ah u isticmalaan.

Haddaba waa kuwee cuntooyinka ay khubaradau ku talinayaan inaan jadwalkeenna cuntada ee maalinlaha ah aan ka saarno

Verified by MonsterInsights