WHO Oo Ku Rajo Weyn In Cudurka Halista Ah Ee COVID-19 Laga Adkaan Doono 2022

0
146

Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay in cudurka faafa ee coronavirus laga adkaan doono sannadkan curtay ee 2022, waa haddiise buu yidhi dalalku ay iska kaashadaan xakameynta fiditaanka cudurka.

Dr Tedros Adhanom ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay “waddaniyadda wareersan iyo tallaalka la keydinayo” bayaan uu soo saaray sanadka cusub

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here