Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa wareegto uu soo saaray u kala bedelay magacyada labada xero ciidan, kuwaas oo kala ah; Damaanyo Gordon. Xerada General Gordon ayaa loogu magac daray Col. Maxamed Mubaarak Al Mansor oo sarkaal Imaaraadka
Carabta u dhashay oo hoggaaminayay howl-galka tababarka Imaaraadka. “Madaxweynaha JFS markuu tixgeliyay in ay ku habboon tahay in loogu magac daro Shahiid Col. Mohammed Mubarak Al Mansori wuxuu madaxweynaha soo saaray xeerkan, kaasi oo dhigaya in laga bilaabo maanta xeradii hore Ex. Gen. Gordon
loogu magac daray Col. Al Mansori,” ayaa lagu Sarkaalkan ayaa waxaa lagu dilay xeradaas 10 Kii Febraayo 2024, xilligaas oo Imaaraadka uu kasoo gaaray khasaarihii ugu xoogganaa ee gudaha Soomaaliya. Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa wuxuu xerada Damaanyo ugu magac daray.