PSF - Wardeeq news

Xiisadda u dhexeysa ciidamada PSF iyo maamulka Puntland ee ka taagan garoonka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi oo ay isku qabteen labada dhinac. Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan. Waxayna sii adkeystay digniintii hore ee ahayd in laga fogaado aagga garoonka Boosaaso, sidoo kalena aysan kasoo dagi karin diyaaradaha duulimaadka, ayaa mar kale xalay soo saartay digniin culus. Ayna u digayaan shacabka iyo shirkadaha duulimaadyada, taliska taliska oo xalay la shaaciyay ayaa waxaa lagu sheegay in aanu weli xal rasmi ah laga gaarin arrinta garoonka. Itoobiya Arlines, wuxuuna sheegay shirkaddii u hoggaansami wayso amarkooda in ay iyadu qaadi doonto mas’uuliyadda wixii halkaasi ka dhaco, taliska PSF ayaa si gaar ah ugu digay diyaaradaha Daallo Arline. Khilaafka

Verified by MonsterInsights