b1 63 - Wardeeq news

Sida lagu sheegay bayaan ay daabacday wakaaladda wararka ee Anbar ee Suudaan, ciidamada Sudan ayaa balan qaaday in ay “jawaab ku haboon” ka bixin doonaan “dilka ay ciidamada Itoobiya ay kufulisay ilaa 7 askari oo Suudaani ah iyo qof rayid ah.”

Arrintan ayaa soo cusbooneysiisay muranka xuduudda ee u dhexeeya labada dal oo muddo socday in kabadan tobanaan sano.

Ciidamada Suudaan ayaa tacsi u diray ehellada askartaasi, iyagoo sheegay in falkan uusan noqon doonin mid jawaab la’aan ah.

Ciidanka Suudaan waxay bayaankooda ku sheegeen: “Falkan wuxuu ka hor imaanayaa dhammaan shuruucda iyo caadooyinka dagaalka iyo sidoo kale xeerarka caalamiga ah ee bini’aadantinimada.

Verified by MonsterInsights