1642266013042 - Wardeeq news

” Doorashadda guurtidda”.

Golaha guurtiddu waa golaha ugu sareeya baarlamaanka,gudoomiye ha guurtiduna waa masuulka 2aad ee leh maamuuska Qaranka ,sidaas darteed golahaasi waa mid halbwale ah oo muhiima , sidaa markay tahey doorashadda golahaasi waa lagama maarmaan maxaa yeeley 19 sanadood ayuu muddo dhaaf yahey iyadoo 6 sanadood ee la doortey ku eekaayeen 2003 .

Sidaa markey tahey axsaabta qaranka oo aad moodo inay ka warwareegayaan doorashadda golahaas waxaa la gudboon in ay keenaan xalkii laggu dooran lahaa golahan mudada dheer fadhiyay .

Rayi ahaan anigga waxay ila tahey in golahan laggu soo doorto sidda golaha wakiiladda doorasho toos ah , sanadkana doorashadiisa la qabto haddii alle idmo “

Verified by MonsterInsights