1647070894677 - Wardeeq news

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xildhibaan Mohamud Maxamed Kulow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub ee goor dhow lagu soo doortay magaalada Kismaayo.

Marxuum Mohamud Maxamed Kulow isaga ayaa xilal kala duwan ka soo qobtay dowladdii kacaanka.

Xildhibaankan geeryooday ayaa ka mid ahaa xildhibaanada loo doortay inuu ka mid noqdo Baarlamaania 11 aad ee soomaaliya

Verified by MonsterInsights