1643632073011 - Wardeeq news

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa mar kale xejisatay kursigeeda Golaha Shacabka JFS , doorasho dadban oo ka dhacday Jowhar, Hirshabeelle.

“Inta xusul-keygu xabaal ka sarreeyo kursigeyga waan leeyahay” – Ayey hore u tidhi Khadiijo oo ah xildhibaanka ugu waqtiga dheer Soomaalida.

Xildhibaan Khadiija ayaa in muda ah ka mid ahayd xildhibaanada Golaha Shacabka ee soomaaliya maantana ku soo baxday kursi u muuqday mid iyada uxidhnaa.

Verified by MonsterInsights