Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo Ansixiyey ka doodida Xeerarka shidaalka iyo shaqaalaha .

0
57

Xildhibaano ay tiradoodu dhan tahay 16 xildhibaan ayaa shir-gudoonka golaha wakiilada u gudbiyey mooshin ku saabsan xeerka shaqaalaha Dawlada iyo xeerka sahaminta shidaalka sida uu dhigayo xeer hoosaadka golaha wakiiladu.

Mooshinka xildhibaanada oo cod gacan taaga lagu ansixiyey ayaa waxa u codeeyey 58 xildhibaan, waxaa diiday 1 xildhibaan, sidoo kale waxaa ka aamusay 1 xildhibaan .

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here