Skip to content
Wardeeqnews

Wardeeqnews

Wardeeq 24TV

  • Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka

Categories

  • Somaliland
  • Wararka
  • Wararka dunida
  • Home
  • Wararka
  • Wararka dunida
  • Somaliland
  • Home
  • Wararka
  • Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka
Somaliland
Wararka
Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha...

Diinta

1

Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka

  • Somaliland
  • Wararka
  • Somaliland
  • Wararka
2 hours ago

Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka

  • Somaliland
  • Wararka
  • Wararka dunida

Xildhibaanada Muxaafadka ah oo maanta ka dooday wax ka badelka Dastuurka

Farxaan Yuusuf2 hours ago02 mins

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde.

Ugu horreyn Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa sii amba qaaday ka doodista cutubka Afaraad ee dastuurka Kmg ah gaar ahaan wax ka baddal kooban oo ku saabsan qodobada 49-aad, 50,aad iyo 54-aad, waxaana Xildhibaanada labada Aqal oo aad uga dooday qodobadan ay soo gaba gabeeyeen ka doodista cutubka 4-aad ee dastuurka Kmg ah ee dalka.

Dhinaca kale, xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka doodista qodobada cutubka 5-aad ee dastuurka Kmg ah, waxaana guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare oo kulanka soo xiray uu sheegay in dooda cutubka shanaad ee dastuurka ay sii socon doonto, islamarkaana lasii amba qaadi doono kulanka kan xiga.

Tagged: Xildhibaanada

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Manage Consent
To provide the best experiences, we use technologies like cookies to store and/or access device information. Consenting to these technologies will allow us to process data such as browsing behaviour or unique IDs on this site. Not consenting or withdrawing consent, may adversely affect certain features and functions.
Functional Always active
The technical storage or access is strictly necessary for the legitimate purpose of enabling the use of a specific service explicitly requested by the subscriber or user, or for the sole purpose of carrying out the transmission of a communication over an electronic communications network.
Preferences
The technical storage or access is necessary for the legitimate purpose of storing preferences that are not requested by the subscriber or user.
Statistics
The technical storage or access that is used exclusively for statistical purposes. The technical storage or access that is used exclusively for anonymous statistical purposes. Without a subpoena, voluntary compliance on the part of your Internet Service Provider, or additional records from a third party, information stored or retrieved for this purpose alone cannot usually be used to identify you.
Marketing
The technical storage or access is required to create user profiles to send advertising, or to track the user on a website or across several websites for similar marketing purposes.
  • Manage options
  • Manage services
  • Manage {vendor_count} vendors
  • Read more about these purposes
View preferences
  • {title}