oo dhawaan la wareegay xilka ayaa lugaha la galay fadeexad horleh oo dhanka sharciga ah, sida ay qabaan sharci-yaqaannada ku sugan Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo dhawaan la. Cirro oo maalmo kahor magacaabay golihiis
wasiirada ayaa kusoo darey liiska wasaarado cusub, halka uu baabi’iyey hay’ado horey u jirey uuna ka dhigay wasaaraddo, sida hay’addii qaxootiga iyo tii duulista hawada ee Somaliland. Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah garyaqaanada waaweyn ee Somaliland ayaa tallaabooyinkan ku tilmaamay sharci jebin uu ku kacay madaxweynaha, isagoo ku dhaliilay inuu leexsanayo awooddii
golaha wakiiladda, oo aheyd in loo gudbiyo xeerarka wax ka beddelka lagu same. Tan ayaa muujineysa in madaxweynaha uusan laheyn sharci-yaqaano la-taliya: oo lagu sifeeyay “ku tumasho sharci iyo” ama ka ilaaliyo qaladaadka noocaan ah