1646817994080 - Wardeeq news

“ Madaxweynuhu Maraykan buu tagaya oo dawladihii dimuqraadiga ahaa ayuu la kulmaya waxaanu leenahay Madaxweyne mawqifkaaga caddee oo sheeg xilliga doorashada Madaxtooyada iyo ta ururrada iyo sida ay u kala horreeyaan ee xeerku caddeeyay sheeg gabgab looma baahnee in 13 November soo horayso, dadku labac-labac kaama aqbalayaan ee mawqif cad baa lagaa rabaa..”

Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed X. Yuusuf Waabeeyo

Verified by MonsterInsights