Maxamed Sidiiq Dhame Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Waddani oo ka hadlaya baahiyaha Dadka dhimirka waxa ka qaba ayaa yidhi:-
“saanad ka hor ganacsatad jaadlayaashu waxay u saareen kiilo kasto jaad ah 200 Shilin dadka dhimirka qaba, maalintii kastamka kalabaydh wax soo mara 120,0000 kiilo, waxa la xereeyaa 24 Milyan SL, waxay lacagtaasi gaadhaysaa $1Milyan, maxaa lagaga qabtay daryeelka dadka dhimirka qaba? halkee ku baxdaa lacagtaasi? sidee loo maamulaa? Sool iyo Sanaag malaha cusbitaal dhimir, Berbera malaha adeeg qaboojiye bukaanka diirka ka dhaca.”
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.