FB IMG 1720610237381 1 - Wardeeq news

Xisbiga Waddani oo sheegay in uu qaadhaan $10,000 dollar ah ku bixinayo dhismaha dhakhtarka Caynaba.

“Waddani wuxuu Caynaba u arkaa xudun muhiim ah isuna haysa Somaliland sidaa awgeed marwalba wuxuu utaagan yahay inuu wax ku darsado horumarka iyo koriinka dhaqaale ee degmada faca-weyn ee Caynaba. Hadii uu xisbiga Waddani ku guuleysto talada waddanka wuxuu xooga saari doonaa dhamaystirka dhakhtarka Caynaba international hospital iyo baahiyaha aasaasiga ee degmada Caynaba oo mudnaan gaar ah leh wakhtigan”

Verified by MonsterInsights