Xukuumada Somaliland Ayaa Beenisay in Ay qaabilayso Qoxoontiga Reer Afgaanistaan.
Gudoomiyaha haayada barakacayaasha iyo Qaxoontiga Ee Somaliland ayaa xaqiijiyay in arintaasi aanuu waxba kala socon isla markaasina uu ku arkay baraha bulshada.
Markii dhawaan ay daalibaan qabsadeen Afgaanistaan ayaa qaxoonti badani iskaga yaaceen dalkaasi .
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.