Xukuumada Soomaaliya Oo Shaacisay in Xaaladaha Cudurka Covid-19 Ee Dalka Ay Kordheen

0
112
Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in tiradii ugu badneyd cudurka karoona virus laga he;lay dalka
waxaana ay sheegtay in wajigii sadaxaad ee cudurka uu dalka kusoo kacay
wasaarada ayaa sheegtay in 24 saac ee ugu dambeeyay cudurka covid19 laga baaray dad gaaraya 1,065 qof islamarkaasna si rasmi ah cudurka looga
helay 64
<span;>Banadir: 35
<span;>Puntland: 23
<span;>Somaliland: 3
<span;>Galmudug: 3 

<span;> Lab: 31
<span;>Dhedig: 33
<span;>Bogsashada: 28
<span;> Dhimasho: 4 (Banadir:3, Puntland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,658
Bogsashada Guud: 7,661
Dhimashada Guud: 832

Wasaarada ayaa dad ugu digtay halista cudurka iyo in la qaado talaaboyinka caafimaad ee cudurka looga hortagayo

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here