Xukuumadda, Federaalka Soomaaliya” o ciidamo iyo saanad milatari, ka dajisay Raaskambooni

0
22

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta diyaarado horleh ay dowladda Soomaaliya u dirtay deegaanka Raskambooni, kuwaas oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas. Ujeedka

ciidamada maanta la geeyay halkaasi ayaa ah inay xoojiyaan kuwa dowlada ee wada dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah maamulka Axmed Madoobe. Sidoo kale waxaa jira ciidamo kale oo ka tirsan kuwa Xoogga oo ka baxay aagga

Kismaayo, isla markaana saacadihii ugu dambeeyay gaaray deegaanka Raaskambooni oo hadda ah furinta dagaalka u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Jubbal. Arrinta ayaa u muuqata inay faraha kasii baxayso; waxayna Jubbaland ay dhankeeda.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here