Xukuumadda Oo Shaacisay Qodobka Maanta Looga Hadlayo Shirka Wadatashiga Ee Socda

0
171

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad oo xiriir ah.

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Maxamed Ibraahim Macalimuu oo Qoraal soo  saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in Madaxda Golaha Wadatashiga ay shirka ugu sii amba qaadi doonaan doodo adeg oo ay yeelanayaan.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here