Kiisaska Caabuqa covid-19 ee qaarada yurub oo kor usii kacdey.
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka Yurub ilaa kowda bisha December, iyada oo dadka xanuunka qaadayaa…
Wardeeq News Media Corporation
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka Yurub ilaa kowda bisha December, iyada oo dadka xanuunka qaadayaa…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta sheegay in ololihii 20-ka sano socday ee Mareykanka ee Afghanistan uu ku dhammaaday “kaliya musiibo iyo khasaarooyin.” Hoggaamiyaha Ruushka ayaa wuxuu taariikh u leeyahay…
Dawladda Sudan ayaa codsatay in Nada Alqala ay ka heesto Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed ee Muqdisho. Safiirka Sudan ayaa Wasiir Dubbe usheegay in fanaaniin Nada kamid tahay xiisaynayaan imaanshaha Soomaaliya. “Safiirka…
Wasiirka Arrimaha Dibedda Qatar ayaa Talaadadii ka digay in go’doominta Taalibaan ay hoggaamin doonto xasillooni darro horleh. Sheekh Mohammed bin Abdulrahman ayaa dalalka caalamka ugu baaqay inay la hadlaan kooxda,…
Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa iclaamiyay in 30-ka iyo 31-ka bisha October 2021 la qaban doono shirweynaha Xisbiga WADDANI . Xisbiga waddani ayaan shirweyne qabsanin…