Shil Gaari Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Burco
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay kaasi oo ka dhacay deegaanka beer Ee Dhaca duleedka Magaalada burco Wararka ayaa sheegaya in shilkaani gaari…
Wardeeq News Media Corporation
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay kaasi oo ka dhacay deegaanka beer Ee Dhaca duleedka Magaalada burco Wararka ayaa sheegaya in shilkaani gaari…
Howlgal ayaa Ciidanka xoogga dalka waxaa ay ka sameeyeen duleedka degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, kadib markii Al-Shabaab ay weerar kusoo qaadeen Saldhigyada Ciidamada dowladda ee degmadaasi, waxaana Saraakiisha…
Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xarig kaas oo dhawaan lagu riday askartooda. AMISOM waxay sheegtay in askartan lagu helay dambiga ah in…
Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha…
Askari lagu dilay Isgoyska Warshadda Caanaha ee Muqdisho sidda ay wardeeqnews u xaqiijiyeen dadka degaanka. Askariga la dilay ayaa dadka degaanka waxa ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ciidanka ilaalada…
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti ee kamid ah AMISOM waxaa lagula eegtay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Qaraxa oo ay mas’uuliyadiisa…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Waxaa halkaas lagu dhageysanayay kiis dacwadeed loo haystay shan askeri…
Dagaalka oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay deeganka Shilan ee hoos yimaada degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil kooxo hubeysan ay askari ka tirsan Ciidamada Dowladda ugu geysteen Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir Rag Bastoolado ku hubeysan ayaa waxa la sheegay…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare Geystay oo maanta ka dhacay deegaan hoostaga Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose Dagaalkaan ayaa waxa uu mid kadib markii xubno Katirsan…
Qaraxa oo ahaa Miino ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay Wadada Ceel-Qalow ee laamiga isku xira Isgoysyada Dan-Wadaagaha iyo Soobe ee degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir. Qaraxa ayaa waxaa la…
Fallaagada Tigrayga ayaa kufsaday, dhac iyo garaacid dhowr dumar ah intii lagu jiray weerar ay ku qaadeen magaalo ku taal gobolka Axmaarada ee Itoobiya, Amnesty International ayaa ogaatay, iyadoo ay…
Poland ayaa xirtay boqolaal kale oo tahriibayaal ah iyo qaxooti isku dayay in ay dalka ka soo galaan Belarus habeen habeenimo, waxaana ay geysay 3,000 oo askari oo dheeri ah…
Madaxweynaha, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo uu xil ka qaadis iyo magacaabid ugu sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumada, waxaana wareegtada ay u qorneyd.. Ku: Saleebaan Diiriye Cabdi…
Muuqaal uu ku lammaanaa qoraal ayaa si weyn loogu dhex faafiyey baraha bulshada ee dalka Koonfur Afrika, iyada oo lagu sheegay in mooskan dhawaan laga keenay Soomaaliya uu ku jiro…