Kumaandooska Danab Oo Howlgalo Ka Fuliyay Shabeelaha Dhexe
Ciidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan dagaalamayaasha…